Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editora: Podcast
- Duração: 87:23:30
- Mais informações
Informações:
Sinopse
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episódios
-
Geddy Hildid waxaa taxi uu waday lagu iloobay alaab qaali ah
10/12/2024 Duração: 07minTaksiile Soomaali ah oo shay aad qaali u ah lagu iloobay taksigiisa ayaa ka waramaya sida arintu u dhacday.
-
Waa maxay ka raali noqosho (consent)?
10/12/2024 Duração: 12minXaaskaaga ma qasbi kartaa haddii ay MAYA ku tiraahdo?
-
-
-
-
Wacyigalinta danbiyada mindiyaha lagu galo
04/12/2024 Duração: 09minWaxaa Galbeedka melbourne lagu qabtay barnaamuj waalidiinta iyo dhalinyarada looga wacyigalinayo danbiyada mindiyaha loo isticmaalo.
-
-
Dood eedo cunsurinimo oo ka dilaacday aqalka Senatka
03/12/2024 Duração: 08minTodobaadkii la soo dhaafay aqalka Senatka Australia ayaa waxaa ka dilaacay buuq iyo aflagaado markii Senator Pauline Hanson oo ah hogaamiyaha xisbiga One Nation ay ku eedaysay Senator Fatima Payman inaysan xaq u lahayn inay baarlamaanka sii fadhido maadaama ay dhici karto inay wali haysato dhalasho dal kale.
-
-
-
-
Sidee farmashiyayaasha Australia u shaqeeyaan?
27/11/2024 Duração: 07minUnderstanding how pharmacies operate in Australia
-
-
Abdibasid Ali iyo xanuunka dhimirka dhalinta
26/11/2024 Duração: 19minAbdibasid Ali oo fadhigiisu yahay Norway ahna dhaqtar bartay xanuunada dhimirka ayaa booqasho ku yimid magaaladan melbourne, isagoo qudbooyin ku saabsan xanuunada dhimirka gaar ahaan kuwa ku dhaca dhalinyarta u jeedinaya waalidiinta Soomaalida.
-
-
-
Australia Explained: sidee loo furtaa akoon bangi?
20/11/2024 Duração: 10minHaddii aad shaqayso ama aad dawlada cayr ka qaadato ama aad doonayso inaad si sahlan isaga bixiso qarashaadka lagugu leeyahay (bills) waxaad u baahan tahay akoon bangi.
-
-
-